Madaxweynihii xukunka xooga looga tuuray ee dalka Sudan Cumar Xasan Al Bashiir ayaa lagu xiray Xabsiga caanka ah ee Kobar oo kuyaala magaalada Khartuum ee caasimada dalkaasi.
Al Bashiir Oo Maanta Lagu Xiray Xabsi Uu ku Xiri jiray Siyaasiyiinta Mucaaradka.
on Apr 17, 2019