Kolonyo gaadiid ah ay wateen ciidamada Kenya ayaa la sheegay in qarax miino lagula eegtay inta u dhexeysa deegaannada Finoow iyo Alcarabiya oo hoostaga magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya.
Al Shabaab Oo Sheegatay Masuuliyada Qarax ka Dhacay Kenya.
on May 10, 2019