Al-Shabaab ayaa madax furasho ku dalbaday sii deenta dhaqaatiir u dhashay dalka Cuba kuwaasoo ay bishii tagtay kasoo qafaasheen gudaha dalka Kenya Sida uu daabacay wargayska Kenya kasoo baxa ee Daily Nation.
Al-Shabaab oo shuruud ku xirtay sii deynta dhaqaatiir u dhalatay dalka Cuba.
on May 16, 2019