Booliska Kenya ayaa sheegay in saddex nin oo la tuhunsanyahay in ay yihiin mitidiinta Al-Shabaab la dilay kadib markii ay weerareen saldhig boolis oo ku yaal degmada Gaarisa ee bariga Kenya ku taal oo u dhow xadka
Al-Shabaab oo weeraray saldhig booliska Kenya ku leeyihiin degmada Gaarisa
on Jun 22, 2019