Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ay howlgallo culus oo lagu beegsaday Al-Shabaab ay ka fuliyeen qaybo kamid ah gobolkaasi. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Alshabaab oo Maantay Laga Saaray Deegaano badan lagana dilay rag badan
on Feb 18, 2025