Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay kulan baarlamanka Turkiga ay ka yeesheen colaadda Bariga Dhexe kadib markii madaxweyne Recep Tayyip Erdogan uu sheegay in ujeedka Israel uu yahay in ugu dambeyn ay qabsato Turkey » Akhri Qormo Dhamaystiran
Amuuraha Islaamka: Turkiga iyo dagaalka Bariga Dhexe
on Oct 11, 2024