Anaago ah reer ibraahim cabdi mataan ee hoos ku xusan:
Hooyo aamina axmed yuusufHooyo rooda Xassan muuse
Hooyo caasha ibraahin caraaleKhadar ibraahim iyo xaaakiisa iyo caruurtiisa
Cabdirisaaq ibraahim
Khaalid ibraahim
Siciid ibraahim
Jaamac ibraahim
Sacad ibraahim
Cabdalle ibraahim
Khadra ibraahim iyo caruurtayda
Caasha ibrahim
Qamar ibrahim
Muna iyo odaygeeda iyo caruurtayda
Hanna iyo odaygeeda
Dhamaantood waxay tacsi udirayaan reer Cali Naahi geeridii ku timi marxuun Gurey cali naahi oo magaalada Ceerigaabo ku geeryooday xalay..Ilaahay hau naxariisto adeer gurey qabrigana ha unuuriyo sabar iyo iimaan alle hakasiiyo dhamaan qoyskii iyo qaraabadii..aamin aamin