Saddex askari oo ka tirsan booliska dalka Sweden ayaa maxkamad loo soo taagay dilka wiil qaba xanuun la xiriira hiddesidaha oo afka qalaad lagu yirahdo Down syndrome iyo sidoo kale cudurka autism
Askar ka tirsan booliiska Sweden oo maxkamad loo soo taagay dilka wiil xanuunsan
on Apr 12, 2019