Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay askari subaxnimadii hore ee saakay toogasho ku dilay darawal Mooto Bajaaj Isgoyska Tarbuubka ee magaalada Muqdisho.
Askari Maanta Toogasho ku Dilay Darawal Mooto Bajaaj Oo Gacanta Lagu Dhigay,
on May 8, 2019