Midowga Yurub ayaa sheegay inay warqad cusub ka heleen Biritan taasi oo codsanaysay in dib loo dhigo ka bixitaanka Biritan ee midowgaasi ilaa bisha 31-ka Jannaayo 2020-ka kadib markii baarlamaanka waddankaasi uu cod sidaasi ku ansixiyey.
B. Johnson oo Warqad Cusub u Diray M. Yurub
on Oct 20, 2019