Bayaan kasoo baxay kalfadhiga Afaraad ee Baarlamaanka Carabta oo lagu qabtay Magaalada Qaahira ayaa laga soo saaray baaq ku aaddan in Biyaha Soomaaliya ay yihiin hanti Carbeed.
Baarlamaanka Carabta oo Kenya ugu baaqay in ay Faraha kala baxdo Biyaha Somaliya.
on Jun 20, 2019