Xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa fadhi ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay si aqlabiyad leh ku ansixiyeen hindise sharciyeedka ururada iyo axsaabta. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyey hindise sharciyeedka ururada iyo axsaabta
on Nov 20, 2024