Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dagaalka maamulka Puntland uu kula jiro kooxda Daacish oo aad u xoogeystay toddobaadyadii tegay. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Bandhigga VOA: Dagaalka Puntland ay kula jirto Daacish
on Feb 13, 2025