Barnaamijkii Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhallinyarada Soomaalida ee muhaajiriinta ah ee ku go’doonsan dalka Brazil.
Bandhigga VOA: Dhallinyaro Soomaali ah oo ku go’doonsan Brazil
on Sep 5, 2024
Wararka Warbaahinta Caalamka