Barnaamijkii Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Hanaanka dowladda hoose ee Muqdisho ee ku aadan sameynta waraaqaha aqoonsiga ama cadeynta dhalashada muwaadinka.
Bandhigga VOA: Hanaanka Dowladda Muqdisho ee sameynta waraaqaha dhalashada
on Sep 12, 2024