Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay heshiiska ay gaareen Qatar iyo dalalka Khaliijka iyo saameynta uu ku yeelan karo Bariga Dhexe iyo Geeska Afrika.
Bandhigga VOA: Heshiiska Qatar iyo dalalka Khaliijka
on Jan 28, 2021