Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay saameynta dagaalka Gaza uu ku yeeshay fahamka colaadda Bariga Dhexe iyo Qadiyadda Falastiiniyiinta.
Bandhigga VOA: Saameynta dagaalka Gaza ee fahamka Qadiyadda Falastiin
on Sep 26, 2024