Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxaa u dhexeeyey maalmihii dhawaa xurguf siyaasadeed oo dadka ka faalooda arrimaha labada dal ay sheegaan in ay sabab u tahay dacwada muranka badda ee taala maxkmada caalamiga ah dhawaana la filaayo in ay go’aan ka gaarto.
Bandhigga VOA: Saameyta xiisadda Soomaaliya iyo Kenya
on Jun 6, 2019