Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Somaliland Cali Daahir Cabdillaahi ayaa sheegay inay wadaan tallaabooyin ay ku xakamaynayaan sare u kac ku yimid sarrifka dollar-ka oo saameyn ku yeeshay nolosha dadka iyo suuqyada ganacsiga. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Bankiga Dhexe ee Somaliland oo isku dayaya in uu xakameeyo sicir-bararka
on Oct 22, 2024