Bannaanbaxii Mucaaradka oo Wajahaya Caqabado Amni iyo Xannibaado

Submitted by on May 10, 2026

Ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ee saaka si weyn loogu daadiyay waddooyinka magaalada Muqdisho ayaa celiyay xubno kamid ah mucaaradka oo doonayay inay gaaraan goobta bannaanbaxa maanta loo qorsheeyay inuu ka dhaco garoonka ciyaaraha Koonis.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment