Hal sano kadib dagaalkii u dhexeeyey ururka Xamaas iyo ciidanka Israel ayaa waxaa hadda aad u xoogeystay iska hor imaadkii u dhexeeyey ciidanka Israel iyo kooxda Xizbullah oo markii hore xiisaddiisu yareyd.
Barakac xooggan oo ka dhashay dagaalka Israel iyo Xizbullah
on Oct 8, 2024