Baarlamaanka Iswiidhan ayaa ansixiyay sharci cusub oo meesha ka saaraya waddadii lagu heli jiray deggenaanshaha joogtada ah (permanent residence) ee qaxootiga iyo dadka helay ilaalinta caalamiga ah. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Barlamaanka Sweden oo Ansixiyay Joojinta Sharciga Deganaanshaha Rasmiga
on Jun 10, 2026