Golaha guud ee baarlamaanka Turkiga ayaa ansixiyay soo jeedinta madaxweynaha dalkaasi Rajab Dayib Ordugan ee ah in muddo sanad ah loogu kordhiyo howlgalka ciidamada Turkiga ee gacanka Cadan iyo Soomaaliya. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Barlamaanka Turkiga oo Sanad ku Korshiyay Hawlgalkiisa Somaliya iyo Gacanka Cadan
on Feb 5, 2025