Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka

Submitted by on Jan 14, 2022

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan waxa aanu kaga hadlaynaa natiijada shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho iyo suurtogalnimada iyo doorashooyinku xiligooda ku dhacaan

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment