Mas’uuliyiinta Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Gaalkacyo waxay nabadeyn ka dhex sameeyeen beelo ku dagaalamay deegaanka iyo dilal siyaabo kala duwan uga dhacay gobolka.
Beelo ka dagaalmay oo Mudug oo nabadeyn laga dhex sameeyey
on Sep 2, 2024