Hadalka ka soo yeeray Benjaamiin Nataniyahu ayaa imanaya iyada oo seddex maalmood un ka harsan tahay doorashada guud ee Israa’iil ka dhaceyso.
Benjamiin Netnaiyaahuu oo sheegay haddii markale la doorto inuu sii wadayo deegaameynta Daanta Galbeed
on Apr 7, 2019