Michael Bloomberg oo ah bilyaneer soo noqday duqqa magaalada New York ayaa ku biiraya musharraxiinta madaxtinimo ee xisbiga Dimuqraadiga ee doorashada sanadka soo socda ee 2020-ka.
Bloomberg oo ku Biiraya Tartanka Madaxtinimo ee Mareykanka
on Nov 8, 2019