BRASILIA— Warbixin kasoo baxday Booliska Federaalka Brazil ayaa muujisay in madaxweynihii hore ee Brazil Jair Bolsonaro uu si buuxda uga warqabay isla markaana si firfircoon uga qayb qaatay shirqool afgambi ah oo uu u suuragelin lahaa inuu sii joogayo xafiiska, » Akhri Qormo Dhamaystiran
Bolsonaro oo lagu eedeeyay in uu maleegay afganbi
on Nov 27, 2024