Ciidamada booliiska dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay nin dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay in uu qorsheenayay in uu dilo Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta.
Booliiska Kenya oo qabtay nin la sheegay in uu qorsheenayay dilka Madaxweyne Uhuru.
on Jun 1, 2019