HARGEYSA— Booliska Somaliland ayaa Talaadadi shalay xiray shan ka mid ah dhalinyaro ku eedaysan in ay ka qeybgaleen wareegi koowaad ee ololaha doorashada Somaliland iyaga oo wata hub isugu jira bastoolado iyo kuwo daran dooriga u dhaca. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Booliska Somaliland oo xiray dhalinyaro hub kaga qeybgalay Ololaha Doorashada
on Oct 30, 2024