BOOSAASO: Jaad si qarsoodi ah loo soo geliyay magaalada oo ay boolisku fagaare ku gubeen

Submitted by on Mar 31, 2020

Taliska qeybta booliska Gobalka Bari ee maamulka Puntland oo kaashanaya saraakiisha ciidamada gobalka ayaa xalay meel fagaare ah ku gubay jaad si sharci daro ah loogu dhex iibinayay gudaha magaalada Boosaaso.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment