Xoghayaha Caafimaadka ee Britain Matt Hancock ayaa sheegay in warbixino kasoo baxay wasaarada caafimaadka ay tilmaamayaan in uu is dhimay fiditaanka xanuunka Covid19 ee dadka la talaalay.
Britain: Hoos u Dhac ku Yimid Faafitaanka Coronavirus
on Feb 22, 2021