Caalamka:- Ra’iisul Wasaaraha Hindiya oo ku Dhawaaqay Dagaal lala galo Dalka Pakistan

Submitted by on Apr 30, 2025
← →

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya ayaa sheegay in ciidamada milatariga Hindiya uu fasax buuxa u siiyay iney ka jawaabaan weerarkii Bahalgam oo uu ku eedeeyey iney ka dambeyso Pakistan.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment