Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo VOA-da la soo xiriiray ayaa ka tacsiyeeyay geerida Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo oo xalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Axmed Siilaanyo
on Nov 16, 2024