Cadho ka dhalatay wasiir hablo ciyaala iskuula ku tidhi “wax dhigta oo dhidhiibsada”

Submitted by on Jan 14, 2022

Wasiir caafimaad oo heer gobol ka ah Koonfur Afrika ayaa aad loogu dhaliilay in ay hablo ciyaala iskuul ah ku tidhi “buugaagtiina fura laakiin lugihiina xidha”.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment