Nabi Muxamed Nabadgelyo iyo Naxariisi korkiisa ha ahaatee 15 Qarni ka hor waxa uu Xadiis inoogu sheegay in Eyga loo haysto Sadax sababood iyo wixii la halmaala kuwaasi oo kala ah,in lagu Ugaadhsado kadibna Ugaadha uu soo qabto inta uu Afkiisa iyo dhareerkiisu gaadhay isaga loo jaro ,in Xoolaha lagu raacdo iyo in Beeraha iwm Waashmaan looga dhigto. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Candhuufta Eyga Waxa Ku Jira In Ka Badan 20 Nooc Oo Bakteeriyo Ah !! W/Q.Khadar Ibrahim Aar
on Mar 26, 2021