Barnaamijka Caweyska Washington ee caawa waxaan dib ugu milicsaneynaa Taariikhda faneed ee Allaha u naxariistii fanaanaddii fanka banaadiriga ku caanka ahayd ee Luul Jeylaani Cali oo 30-kii December u geeriyootay dalka Mareykanka. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Caweyska: Taariikhda faneed ee Luul Jeylaani
on Jan 4, 2025