Cayaaraha Soomaaliya oo weli hakad ugu jira Coronavirus

Cayaaraha Soomaaliya oo weli hakad ugu jira Coronavirus

Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa mar-kale ku celisay in ay hakad ku jiraan dhammaan dhaq dhaqaaqyadii ciyaaro ee Soomaaliya si looga hortago faafidda cudurka COVID-19.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Post Comment