Chengdu: Diblumaasiyiin Ameerikaan ah oo lagu qasbay inay ka baxaan qunsuliyad ay Shiinaha ku lahaayeen

Submitted by on Jul 27, 2020

Go’aanka Shiinaha ee lagu xirayo qunsuliyadda Mareykanka ayaa yimid kaddib markii Mareykanku uu xiray qunsuliyaddii uu Shiinuhu ku lahaa magaalada Houston.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment