Ciidamada Dowlada oo loo Qabtay inay 48 saac uga Baxaan Raaskanbooni

Submitted by on Dec 8, 2024
← →

Maamulka uu hoggaamiyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ee Jubbaland ayaa mar kale soo saaray digniin culus oo ku socota ciidamada ay dowladda gaysay aagga Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment