Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in ciidamada federaalka ee Itoobiya ay sida muuqata duqeyn aan kala sooc lahayn u geysteen magaalooyin ka tirsan gobolka Tigray.
Ciidamada Itoobiya oo lagu eedeeyay inay shacab laayeen
on Feb 11, 2021