War kasoo baxay Hay’ada Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidamada amaanka gacanta ku dhigeen xubin katirsanaa amniyaadka Al Shabaab oo ku sugnaa deegaanka Ceelasha Biyaha.
Ciidamada NISA Oo Sheegtay in Gacanta Lagu soo Dhigay Xubin ka Tirsan Amniyaadka Shabaab.
on Apr 25, 2019