Dowladda Soomaaliya ayaa geysay qeybo ka mid ah Isgoys-yada muhiimka ah magaalada Muqdisho ciidamo cusub oo ah kuwa rabshadaha ka hortaga oo maalintii shalay la soo bandhigay.Isgoysyadan lagu arkayo ayaa waxaa ka mid ah Dabka,
Ciidamada Rabshadaha Ka Hortega Oo Muqdisho La Soo Tubay Jidadka
on Apr 18, 2019