Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in laga billaabo sannadka soo socda uu dalka soo saari doono dharka ciidammada qalabka sida.
Ciidamada Soomaaliya ma dhar bay u baahan yihiin mise daryeel?
on Jun 12, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka