Ciidamada Sudan ayaa Axaddii sheegay in taliye ka tirsan ciidamada ay dagaalka kula jiraan ee Gurmadka Degdega ah ee loo soo gaabiyo RSF ay isaga iyo qaar ka mid ah ciidamadiisu u soo goosteen dhanka ciidamada Sudan. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Ciidamada Sudan oo sheegay inuu usoo goostay taliye ka tirsan RSF
on Oct 21, 2024