Wararka ka imanaya deegaanka KM-13 ayaa sheegaya in kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamo katirsan AMISOM lagula eegtay qarax miinada dhulka lagu aaso ah.
Ciidamo AMISOM ah Oo Qarax Lagula Eegtay Duleedka Muqdisho.
on Apr 21, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka