Wararka ugu dambeeyay ee ka imanaya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xaalada ammaanka magaalada ay degen tahay ayna la wareegeen ciidamada nabad ilaalinta AMISOM koontaroolka Kalabeyr iyo xarunta maamulka gobolka Hiiraan.Ciidamada Nabad ilaalinta AMISOM ee ka socda dalka Jabuuti ayaa la wareegay ammaanka xarunta
Ciidamo la wareegay Xarunta maamulka Gobolka Hiiraan iyo Koontaroolka Kalabeyr.
on Jun 12, 2019