Xiisad colaadeed ayaa ka taagan deegaanka Laag ee gobolka Bari kaddib markii uu iska hor imaad halkaas ku dhexmaray ciidamo ka tirsan PSF iyo ciidamo taabacsan Daraawiishta Puntland. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Ciidan kala Taabacsan Dowlada Somaliya iyo Puntland oo ku dagaalamay Gobolka Bari
on Jul 20, 2026