Ciidanka Galmudug iyo Kuwa Dowlada oo Hawlgalo ka dhan ah Shabaab ka bilaabay Deegaano Hoostaga Xarardheere

Submitted by on Feb 10, 2025
← →

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa hawlgal ka dhan ah Al-shabaab ka samaeeyay saacadahii lasoo dhaafay deegaanada kala ah Bacadka Faarax Aadan iyo Caliyaale oo hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment