Maamulka Puntland ayaa maanta soo bandhigay diyaarad helicopter ah oo loogu talagalay daabulidda askarta ku dhaawacanta howlgallada ka dhanka ah kooxda Daacish ee ka socda gobolka Bari. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Ciidanka Puntland oo lagu Wareejiyay Diyaarad Nuuca qumaatiga u kaca ee (Helicopter) Sawiro:-
on Jan 22, 2025